Cabdifatax Dahir
Joined August 2023
3 stories
Stories (3)
Filter by community
Sheeko Somali
Xilli lagu qiyaasay qarnigii 16aad ayaa waxaa jiray boqor Soomaaliyeed oo la odhan jiray Wiil Waal. Waxaa lagu sheegay inuu ahaa nin xukun adag xikmadse badan. Wuxuu ahaa hoggaamiye cimrigiisa badankiisii ku idlaystay duulaan iyo difaac joogta ah oo tolkii kula jiray Galla degaankaa muddo gaaban ka hor ka talinaysay.
By Cabdifatax Dahir2 years ago in Earth